Dowladda Hoose, ee Burco oo ku guulaystay abaalmarinta cashuur bixiyaasha ugu wanaagsan sanadkii 2023

icon - In Kulamo

Dowladda Hoose, ee Burco oo ku guulaystay abaalmarinta cashuur bixiyaasha ugu wanaagsan sanadkii 2023

Dowladda Hoose, ee Burco oo ku guulaystay abaalmarinta cashuur bixiyaasha ugu wanaagsan sanadkii 2023- oo ay bixisay wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland oo ka qabsoontay Ali Jirde Hotel, Hargeisa. Shahaadadaas oo la gudoonsiiyey maayar ku xigeenka degmada Burco, Suldan Jama Nuh ayaa degmadu waxay ku mutasatay inay cashuur badan u qabato wasaaradda Maaliyadda. wakhti fiican na ay ku soo bixiso lacagtaas.