Tobobar ku saabsan siyaasadda xidhiidhka (communication Strategy)

icon - In Kulamo

Tobobar ku saabsan siyaasadda xidhiidhka (communication Strategy)

Xafiiska ka hortaga masiibooyinka(DRM unit) ee Dawlada hoose ee Burco oo kaashanaysa barnaamijka DANWADAAG iyo Hay'adda wadaniga ah Media-Ink ayuu tabobar labba cisho socday maanta ugu soo dhamaaday Hotel Daalo ee Burco. Waxay lagu soo bandhigayay siyaasadda xidhiidhka (communication Strategy), siyaasadan ayaa lagu tabobarayay waaxaha kala duwan DH Burco. Siyaasaddan ayaa wax weyn ka tarri doonta wada shaqaynta iyo iskaashiga bulshada ku dhaqan degmadda Burco iyo Dawlada hoose.