Dhamaystirka Waddo Muhiim u ah Bulshada oo ay Dawladda Hoose ee Degmada Burco ka waday Xaafada Gaha.

icon - In Wax-Qabad

Masuuliyiinta dawladda hoose oo uu Horkacaayo Mayor Ku Xigeenka Degmada Mudane Suldaan Jaamac Nuux, Xoghayaha Fulinta Dawladda Hoose Cismaan Maxamed Sh. Cismaan, Agaasimaha Hawlaha Guud ee DHB ayaa Bulshada La-wadaagay dhamaystirka Wadada Gaha. Waxaanay Masuuliyiinta Degmadu Fariin udireen dhamaan Bulsho waynta Burco in ay Cashuurta soo Bixiyaan si Magaaladeena ugu dhisano.