Dhagax dhiga Biriij Lugeed isku xidhaaya Xafadaha Balasa(Plaza) Iyo Aktoober(October)

icon - In Wax-Qabad

Dhagax dhiga Biriij Lugeed isku xidhaaya Xafadaha Balasa(Plaza) Iyo Aktoober(October)

Mamulka Dawlada Hoose ee degmada Burco oo ay weheliyaan Maamulka Gobolka Togdheer,Xildhibaan Muuse xaaji Cabdi iyo qaar kamida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Burco ayaa si wada jira u dhagax dhigay Biriij Lugeed isku xidhaaya Xafadaha Balasa(Plaza) Iyo Aktoober(October) oo ka tirsan Degmada Shiikh Bashiir ee Burco.

Biriijkan ayaa waxa maalgaliyey Xildhibaan Muuse Xaaji Cabdi,isagoona la kaashanaya Dawlada Hoose ee Burco,Biriijka ayaa waxa baahi wayn u qabay Bulshada kala duwan ee xafadaha Balaasa iyo Aktoober.

Xafiiska Warbaahinta DHB