Adeega Nadaafada iyo Bilicda Magaalada

Dawladda hoose waxa ay samaysaa Olole nadaafadeed iyo mid uruurinta qashinka ah.

image description

Dawladda hoose waxa ay subax kastoo khamiis ah iyo isniin ahba waxay fulisaa olole balaadhan oo dhanka nadaafada magaalada ah. sidoo kalena habeen kasta waxa wadooyinka halbawlaha magaalada ah nadiifiya qaar kamida shaqaalaha Dawlada hoose.