Wajigii labaad ee Cagaarinta Magaalada Burco

icon - In Wax-Qabad

Wajigii labaad ee Cagaarinta Magaalada Burco

Waxa bilaabmay muwaadin wajigii labaad ee Cagaarinta magaalada Burco,Dawladda hoose waxay ku beeri doonta usbuucan wadooyinka magalaada dhir aad ubadan .

Muwaadin waxa masuuliyad kaa saaran tahay ilaalinta iyo xaq dhawrka dhirtaa la beerayo , si gaar ah waxa an fariin udiraynaa Goobaha ganacsi ee hortooda laga beeri doono dhirta in ay si gaar ah u ilaashadaan.

Dhirtan adiga ayay ku anfacaysaa ee Dhawro Muwaadin.

 

 

 

Is Xilqaan Muwaadin