Digniin Ku Saabsan Xili Roobaadka

icon - In Wacyi Gelin

Digniin Ku Saabsan Xili Roobaadka

Iyada oo Raxmaadka Eebe ka da’ayaan magaalada Burco , muwaadin waxa ay kuugu baaqaysaa dawladda hoose inaad feejignaan muujiso isla markaana aad ka fogaato dooxyada, goobaha biyo mareenada ah, biraha laydhka iyo xadhkaha korantada.