Waaxda Arimaha Bulshada
Waaxda Arimaha bulshadu waa qaybta Dawlada hoose u qaabilsan fayo dhawrka magaalada sidoo kalena xalinta dhibaatooyinka bulshada soo gaadha.
Waaxda
Our Services:
icon
Adeega Nadaafada iyo Bilicda Magaalada
Dawladda hoose waxa ay samaysaa Olole nadaafadeed iyo mid uruurinta qashinka ah.
Read More icon icon
icon
Adeega Qurxinta Magaalada
Waaxda Diiwaangelinta iyo Xidhiidhka Dadwaynaha
Waaxda Diiwaangelinta iyo Xidhiidhka Dadwaynaha waxa ay qabataa bixinta kaadhka aqoonsiga Somaliland sidoo kalena waa isku xidhka dadwaynaha iyo dawlada hoose
Waaxda Hawlaha Guud
Waaxda Hawlaha guud waa qaybta Dawlada hoose u qaabilsan dhismaha wadooyinka, dayactirka iyo ilaalinta hantida dawladda.