Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda
Waaxda Maamulka iyo Maaliyadu waa qayb kamida rukunada Dawladda hoose waana qaybta maamulka guud ee xarunta maamusha
Waaxda
Our Services:
icon
Adeega Nadaafada iyo Bilicda Magaalada
Dawladda hoose waxa ay samaysaa Olole nadaafadeed iyo mid uruurinta qashinka ah.
Read More icon icon
icon
Adeega Qurxinta Magaalada
Waaxda Diiwaangelinta iyo Xidhiidhka Dadwaynaha
Waaxda Diiwaangelinta iyo Xidhiidhka Dadwaynaha waxa ay qabataa bixinta kaadhka aqoonsiga Somaliland sidoo kalena waa isku xidhka dadwaynaha iyo dawlada hoose
Waaxda Hawlaha Guud
Waaxda Hawlaha guud waa qaybta Dawlada hoose u qaabilsan dhismaha wadooyinka, dayactirka iyo ilaalinta hantida dawladda.